Uncategorized

Qaar Kamid Ah Naafadda Ku Nool Muqdisho oo Dibadbax Sameeyay

iftineducation.com – Qaar kamid ah naafadda ku nool Magaaladda Muqdisho ayaa Maanta sameeyay dibadbax ay ku dalbanayeen in wax laga qabto nolo xumo ay ka sheegteen iyagga oo eedeyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.


Waxa ay dadkasi tilmaameen in tan iyo intii uu xilka ka dagay Madaxweynihii hore ee Dowladaii Kumeel gaarka ahayd Sheekh Shariif Shekh Axmed ineysan halin wax guramad ah oo loogu talo galay.


Wariyaha Okesom C/Laahi Cadaani oo tagay goobihii ay Maanta ku dibadbaxeen Naafadda Gobolka Banadir ayaa weydiiyay qaar kamid ah dadkasi waxa ay ka banaan baxayaan waxana ay ku jawaabeen ineysan helin gurmad dhinaca nolosha.


Dowladda Federaalka Soomaaliya Weli kama aysan jawaabin.