Uncategorized

Naag caan ka ah goobaha kalaabyada ingiriiska oo soo islaamtay muulka daawo

iftineducation.com – Claire Birkill oo ah 37 jir u dhalatay dalka Ingiriiska islamarkaana ku caan baxday ka ciyaarista Goobaha tumashada ee “Club-yada ugu waaweyn dalkaasi Ingiriiska ayaa qaadatay dhawaan Diinta Islaamka kadib markii ay Safar ku tagtay dalka Gambia ee Qaarada Africa ay xiriir lasoo samaysay Shaqsi magaciisa lagu sheegay Sarif Jallow oo ah 28 jir.


Kadib xiriirka soo dhex maray labadaasi qof ayaa waxa uu sahlay in ay soo Islaanto Claire Birkill waxaana aad u hadal haaya arrintaasi warbaahinta dalka Ingiriiska.


Haweeneydaan oo warbaahinta waraysi siisay ayaa sheegtay in ay maalintii ilaa habeenkii ay caadeysatay cabista tiro sigaar 40 xabo halka ay sheegtay in ay Qamriga ku qubaysan jirtay balse ay haatan uga mahad celinayso Sarif xariirkooda wanaagsanaa iyo kulankii dhex maray maadama ayay tiri aan haatan helay wadadii saxda islamarkaana aan noqday qof Islaam ah.Claire-Birkill-main


HALKAAN KA DAAWO RIIX