Uncategorized

Muungaab oo gabadhiisa curada ah ugu deeqay Raiisul wasaaraha Daawo muuqaal xiisa leh

iftineducation.com – Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Xaflad weyn oo soo dhaweyn ah u sammeeyay Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid, waxaana xafladda ka qeybgalay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid, Xubno ka tirsan Golaha Baarlamaanka Soomaaliya, fannaaniin, culumaa’udiin, haween iyo dhalinyaro






DAAWO MUUQAALKA