Uncategorized

Muqdisho magaalada aduunka ugu yaabka badnaatay -Daawo

iftineducation.com – Waxaa barnaamij cajiib ah Muqdisho ka sameeyay Tv-ga Aljazeera  Oo Muuqaal Cusub kasoo duubtay muqdisho & Musuqmasuqa dowlada oo banaanka lasoo dhigay  iyo qaababka yaabka leh ay u shaqayso.


Hadaba Muuqaalkan ayaa waxaa lagu kashifi doonaa sida kuu muuqan doonta qaababka aan habooneen oo ay dowlada madaxdeeda iskula shaqeyaan iyo nolosha dadka dhibanayaasha ah ee dowlada ku hoos nool.


















Halkaan ka daawo