Uncategorized

Mowshinka Oo La qeybiyay Iyo Kulankii Baarlamaanka Oo Soo Xirmay

iftineducation.com – Kulanki baarlamaanka ee maanta ayaa soo gaba gaboobay iyadoo xildhibaannada loo qeybiyay mowshinka.


Kulankan  oo ay soo xaadirtay 207 mudane ayaa ku soo gaba gaboobay si wanaagsan, maalinta Khamiista ahna ay bilaaban doonto doodda mooshinka ka dhanka ah xukuumadda.


Sidoo kale maalinta Khamiista ah ayaa la akhrin doonaa liiska xildhibaanada saxiixay mooshinka


Sida uu sheegay gudoomiyaha baarlamaanka waxaa codka kalsoonida loo qaadi doonaa mowshinka ka dhanka ah ra’iisulwasaaraha ee baarlamaanka hor yaalla.