Uncategorized

Mareykanka Oo Waxbarasho ugu deeqay Gabdhahii . . . .

iftineducation.com – Qaar kamid ah gabdhihii kasoo baxsaday dagalyahanada Boko Harm,ee dalka Nigeria,ee gaarayay 50 gabdhood ayaa waxaa loo qaaday wadanka Mareykanka si ay waxbarashadooda halkaasi uga sii wataan.


Bishii April ayaa ay aheed markii ayey aheyd markii kooxda Boko Haram afduubteen in ka badan 176 gabdhood oo ay ka afduubteen iskuul ay wax ka baranayeen.


Dowladdaha Mareykanka,iyo Nigreia,ayaa iska kaashaday dhoofinta gabdhahaasi,sida uu sheegay mid ka mid ah waalidiinta gabdhaha kasoo baxsay dagalyahanadaasi