Uncategorized

Ma Aaminsaneed In Muqdisho waxbarasho loo soo doonanayo -Muuqaal

iftineducation.com – Nabada iyo kala dambeeynta ka jirta magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sababtay in caasimada dalka Somalia ay noqoto meel shidan oo intii wax barasho iyo mustaqbal jecel ay isku arkaan kana faaideeystaan fursadaan qaaliga ah .


Iskuulaadka laga furay magaalada Muqdisho waxaa buux dhaafiyay Arday laga keenay wadamada Qurbaha gaar ahaan dalalka Yurub , America , Canada iyo Carbaha. Magaalada Muqdisho waxaa sidoo kale ku soo qulqulaya arday aad u jecel dhanka wax barashada kuwaas oo ka kala yimid qaar ka mid ah gobolada dalka Somalia sida magaalooyinka Hargeysa iyo Boosaaso .


Magaalada Muqdisho oo maalinba maalinta ka dambeeysa sii hagaageysa waxaa sidoo kale ku sugan dhoor Arday Turki ah oo jawiga magaalada la qabsaday kuwaas oo qaarkood baranaya luuqada afka Soomaaliga iwm .


HALKAN KA DAAWO RIIX