Uncategorized

LA YAAB: Newzealand oo lagu arkay eey wade ka ah gaari, caalamkana ka yaabiyay: VIDEO

iftineducation.com – LA YAAB: Newzealand oo lagu arkay eey wade ka ah gaari, caalamkana ka yaabiyay: VIDEO




Xayawaanka eeyga ayaa waxaa loo adeegsan karaa tababar kasta oo la siiyo sida ilaalinta baaritaanka .




Wadanka newzealand ayaa waxaa lagu arkay Eey darawal ah oo wade ka ah gaari taas oo cadeyneysa in eeygu baran karo wax kasta.








HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA: