Uncategorized

Kaamirada cctv oo duubtay Wiilal soomaali ah oo isku xabadeeyay Minneapolis-Daawo muuqaalka

iftineducation.com – Waxaynu idii soo gudbinaynaa Wiilal soomaali ah isku xabadeeyay wadada LAKE ST MINNEAPOLIS & Dhiig daadsan meesha iyo xabadii oo toos ugu dhacayso mid ka mida ah wiilasha soomaaliyeed ee is rasaaseeyay waxaana caadi ka noqotay gudaha maraykanka in la isku dilo sida soomaaliya oo kale






DAAWO MUUQAALKA