Uncategorized

Heestii soo dadajisay Guurka Nasteexa Indho iyo Fanaan Zaki -Muuqaal

iftineducation.com – Xili waayadii danbe ay cirka gashay heestii Hadaadan Tumeynin ka dibna ciil iyo cara badan ka dib fanaankii muuqaal ahaan lagu matashay heestaasi uu jawaab ka bixiyay ayaa isla durbadiiba jawiga isku badalay isfahan hoosaad.


Fannaanka caanka ah ee Axmed Zaki iyo Fannaanadda Nasteexo Indho ayaa Maalin ka hor Meherkooda ka dhacay Oslo Norwey ka gadaal heesta jawaabta ah ee uu Zaki soo qaadey oo wadnaha ka qabatay fanaanada lagu xamanayay in ay xiriirka la lahayd fanaankan oo heesta jawaabta ah ku muujiyay quustiisa xiriirka jaceyl.


Guurkii waa u dhacay waxaase sababtay heesta aan idiin soo bandhigi doono anagoo isku duubana waxaan Hambalyo leenahay fananiinta jawiga jaceyl iyo xiriirka adag soo wadaagay ee Indho iyo Axmed Zaki.


Halkaan Ka Daawo RIIX