Uncategorized

Hadal uu ku xanuunsadey Madaxweynaha Soomaaliya -Daawo

iftineducation.com – Madaxweyne Aniga cafis ayaad iga tahay adiguna sidaad yeeli adigaa og, R/wasaarihii hore ee Somaliya iyo qosolo badan.


C/weli Sheikh R/wasaarihii hore ee Somaliya ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh u sheegay inuu cafiyay isagana ay jirto sida uu yeeli doono, xaflad xil wareejin ah oo uu aad u shidneed.


wuxuu kale oo uu ku taliyay in Barlamaanka aan laga soo xulin wasiirada maxaa yeelay kuwa maqan ayaa mooshin keenaya.




HADAL XANUUN LEH: