Uncategorized

Ganacsato Lagu Xir Xiray Gobolka Hiiraan

iftineducation.com – Madaxa arimaha bulshada ee gobolka Hiiraan sheikh xuseen cusmaan oo la hadlayay Okesom ayaa waxaa waxa uu sheegay in dad ka gancsanayay Hilibka Dameeraha gacanta lagu soo dhigay.






Xuseen waxa uu intaa ku daray in baritaano ay sameeyeen ciidanka boolsika gobolka hiiraan ay u suura gashay in ay gacanta ku soo dhigaan dadkii ka ganacsanayay hilibka dameeraha.




Madaxa arimha bulshada waa uu sii hadlay waxa uu xaqiijiyay in ay baaritaao ku wadaan dadkaasi ku lug lahaa ka ganacsiga hilibka xayawaanka dameerka.




Hadalka madaxa arimaha bulshada gobolka hiiraan ayaa imaanay xilli ciidamada amaanka degmadaasi ay ganta ku dhigeen koox ka ganacsata hilibka dameerka.