Uncategorized

Gabdho soomaali la iibsaday Xoogna lagu guursaday dalka. . . .

iftineducation.com – Labo toddobaad kaddib markii iskuul laga afduubay ku dhawaad 200 oo gabdhood dalka Nigeria ayaa waxaa la soo sheegayaa in qaar ka mid ah Gabdhahaasi Xoof lagu guursaday .


Waxaa soo baxaya warar isa soo taraya oo sheegaya in la arkay gabdhahaasi oo lagu daabulayo basas isla markaana loo sii wado xudduudaha dalalka deriska ah ee Cameroon iyo Chad.


Waxa uu sheegay in Islaamiyiintu ay weerar gaadmo ah ku qaadeen ciidamada militeriga dalkaasi oo loo diray dhulka miyiga ah si ay u soo ogaadaan xerada lagu hayo gabdhahaasi.


Waxaa loo maleynayaa in gabdhahaas lagu hayo keynta Sambisa ee woqooyi bari dalkaasi Nigeria.


Goor sii horreysay ayaa nin odey-dhaqameed ah oo ka soo jeeda deegaanka uu ku yaalo iskuulka gabdhahani laga qafaashay ayaa sheegay in gabdhahaas qaarkood ay rag ku iibsadeen lacag dhan 15 doolar ee dalka Cameron, oo haatan ay raggaas xoog kula degan yihiin.




HALKAN HOOSE KADAAWO MUUQAAL KA GABDHAHAA OO RIIX SI AAD OOGA BOGATOO