Uncategorized

Gabar Howl kar ah Oo Muqisho wax lagu farxo ka sameysay -Daawo

iftineducation.com – Gabar aad u da’ yar oo qurbo joog ah ayaa soo kordhisay arin aad logu farxo iyo ganacsi wax ku ool ah.


Gabadhan oo lagu magacaabo Nasra Caaqil ayaa ka timid dalka Canada iyada oo dhaqaale badan ay ka heshay hay’adaha gargaara qoysaska ka dib ay la soo aaday dalkeeda hooyo.


Gabadhan ayaa dhaqaalaha waxa ay ku samaysay goobo ganacsi kuwii ugu quruxda badnaa uguna mashquulka badan magaalada caasimada ah maadaama ay dadka soo jiiteen goobahaasi.




HADABA DAAWO HOWSHEEDA