Uncategorized

Gabar Guurka ka wareeray Oo ajnabi ku faraxsan -Yaabkan Daawo

iftineducation.com – waxaa dhacda in qofkasta uu xor u yahay dooqa cida uu u xulanayo oo uu noolasha la wadaagayo waana wax uu qofka goaan u leeyahay xulashada dooqiisa.


Gabadhaan ayaa waxay ka sheekeenaysaa sida ay oga guursatay ka banaanka soomaalida iyo noolasheeda sida ay ugu faraxsantahay. ayadoona sidoo kale wax kaa taabanaysa noolasheedii hore iyo nin soomaali ahaa oo ay ku xirneed in mudo ah oo ay sheegtay arrimo dhex maray.


Waxaa mudan qofkasta inuu xoryahay ciduu mustaqbal lawadaagayana uu isaga goaan ka gaaro qofkastana ogyahay meesha farxadiisa kujirto.


HALKAAN KAWAAD MUUQAALKA