Uncategorized

Gabadhan Maxaad kula talin lahayd -Muuqaal Talo raadin

iftineducation.com – Gabar soomaaliyeed ayaa waxay codsi usoo dirsatay dhamaan ummada soomaaliyeed meel walba oo ay ka joogaan dunida , Gabadhaan ayaa waxay ahayd gabar buufis uu  hayay waxayna ku noolayd dulkeena hooyo meel ka mid ah .


Waxaa xanuun badan gabadhan ka qabsaday nolosheeda markii buuxis raadis dartiis ay isku xoortay haadaam dheer oo aanay hada aqoon qaabkii ay uga bixi lahayd maadaama mustaqbal xumo soo wajahday.


Hadaba inantan ayaa tala raadis ah waxaana ay idin waydiisanaysaa tala nolosheeda ku saabsan sidii ay uga soo kabsan lahayd xanuunka Buufiska iyo guurka aan qanacsanaan jaceyl ku galin oo ay weli ku xaniban tahay.






HALKAAN KA DAAWO RIIX