Uncategorized

Gabadha Siilaanyo Oo lacag waalan lagu guurinayo

iftineducation.com – Madaxtooyada Hargeysa waxaa ka socda qaban qaabada guurka gabdha uu dhalay Madaxweyne siilaanyo taasoo carmal ah waxaan siilaanyo arooska gabdhiisa u qorsheyey aduun lacageed gaaray $200.000 kun oo dollarka mareykanka kasoo uu ku bixinayo Fanaaniin caan ah oo laga soo i kireynayo dalka dibadiisa iyo kuwa kusugan wadanka Jabouti


Gabdha siilaanyo ee Garoob ah oo lagu Magacaabo Hodan Siilaanyo ayaa ah Taliyaha Guud ee Ciidamda qalabka HODAN Siilaanyo ayaa abaheed oo ah siilaanyo u keensatay ninka kadib waxii qarash uu bixiyey siilaanyo si gabadhiisa Garoobta ah ku hesho Ninka.