Uncategorized

Film Cusub Oo Ka Hadlaya Dhibaatooyinka Dumarka Qaar Ay Kala Kulmaan Ragga Qaba

iftineducation.com – Kooxda Dhambaal waxay idiin soo gudbinayaan film gaaban oo ay kaga hadlayaan Dhibaatooyinka baahsan ee ay dumarka qaarkii kala kulmaan raga qaba. filmkani wuxuu ka kooban yahay 2 qaybood oo isku xiga islamarkaana idin tusaya dhawrka qaybood ee uu u qaybsami karo dhibaateynta xaasaska oo kala ah mid qaylo iyo bahdalaad ku saabsan iyo mid taasi ay u sii dheer tahay jir dil.


ka bogasho wacan: