Uncategorized

Faysal cali waraabe oo hadalkii ugu siyaasad xumaa abid maanta afkiisa ka soo yeeray daawo yaabka

iftineducation.com – Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID  mudane faysal cali warabe ayaa wuxuu ka hadlay kulamadii Shalay uga furmay dawlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland Dalka Jabuuti.


Faysal waraabe ayaa wuxuu sheegay inuu siilaanyo isku koobay Kulamadaasi, Sidoo kalana Wuxuu weerar afka ah ku qaaday Dawlada soomaaliya wuxuuna sheegay inay tahay mid u jirta magaca ahaan.


Sidoo kale Wuxuu u Jawaabay C/raxmaan Guul wade oo maalintii Shalay Waraysi uu Siiyey VOA ku sheegay in kulanka Looga hadlayo Midnimada Soomaaliya, Isagoona si ba’an u Caayey.


DAAWO HADALKA WARAABE RIIX