Uncategorized

Dhismo Dad Ay Ku Dhinteen Oo Ku Soo Dumay Waqooyiga Shiinaha.

iftineducation.com – Ugu Yaraan 3 Ruux Ayaa Geeriyootay Halka In Ka Badan 10 Kale Ay Waxyeelo Halis Ah Kasoo Gaartay Ka Dib Markii Dhismo Duqoobay Uu Ku Soo Dumay Waqooyiga Dalka Shiinaha, Waxaana Dowlada Shiinaha Aysan Wali Ogaan Sababaha Burburka Dhismaha Dalkaasi.




Wakaalada Wararka Ee Dalka Shiinaha Ee Xinhua Ayaa Daabacday In Dadka Ku Dhaawacmay Burburka Dhismaha Ku Soo Dumay Waqooyiga Shiinaha In La Dhigay Isbitaal Ku Yaala Gobolka Hebie, Waxaana Wakaalada Xinhua Ay Sheegtay In Wali Uu Socda Baaritaano Lagu Ogaanayo Sababaha Uu Ku Soo Dumay Dhismaha Duqooba