Uncategorized

DEG DEG: Yaxaas goordhow Qof ku qaaday Magaala madaxda Gobolka…

iftineducation.com – Warar goor dhaw naga soo gaaray Magaalada Jowhar ayaa sheegaya in saaka aroortii Yaxaas uu Webiga Shabelle ee Jowhar dhexmara cunug ku qaaday.


Qof ka mid ah dadka kalluunka ka jilaabanayey Halka falka uu ka dhacay ayaa usheegay idaacad ku taalo Magaalada Jowhar inuu arkayey Yaxaas sii wata cunug ay wada jilaabanayeen malaay.


Buundada Degmada Jowhar ayaa waxa buux dhaafiyey Saaka dad farabadan kuwaasi oo ka xumaaday cunuga uu Yaxaaska ku qaaday Saaka Webiga Shabelle.