Uncategorized

DEG DEG: Diyaarad gaar ah oo dhaawacyo ka qaaday Muqdisho..

iftineducation.com – Diyaarad qaas ah oo waday dhaawacyo iyo meydad ayaa goordhow ka duushay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.


Diyaaradan oo umuuqtay mid lagala lee yahay Uganda ayaa mudo kooban hakad galisay howlaha garoonka Muqdisho.


Mid ka mid shaqaalaha garoonka Aadan Cade oo diiday in la shaaciyo magaciisa ayaa saxaafada gudaha u sheegay in diyaaradan ay qaadeysay dadkii ku wax yeeloobay weerarkii ay Al Shabaab ku qaadeen xarunta Xalane khamiistii.


Sida ay sheegayaan warar hoos meydadkaan iyo dhaawacyadan ayaa la geyn doonaa magaalada Nairobi iyadoo kadib qolo walba loo dhoofin