Uncategorized

Deg deg: Angelina Jolie Oo Shil Xun Gashay

iftineducation.com – Atariishada Hollywoodka Angelina Jolie ayaa la kulantay shil gaari, waxaana ka qarxay labo luguud oo kamida kuwa gaarigii ay wadatay xili habeen ah.


Sida lagu xusay jariirada Mirror, shilkaan ayaa dhacay xili atariishaddu kasoo laabaxay sawirka filimkeeda oo ey ku sameyneysay magalada Los Angeles.


Angelina ayaa xilli habeen ah la kulantay shil gaari oo halis ah, waxaana gaarigi ey wadatay ka dhax qaaday gaari kale oo daba socday, weli war saxan lagama haayo in dhaawac weyn gaaray Angelina iyo in kale.