Uncategorized

DAAWO WIIL SOOMAALI AH OO MAR QURAA GUURSADAY LABA XAAS

iftineducation.com – Waxaa deegaana Xariirad ka dhacay Aroos aan horey Noociisu ugu dhicin deegaankaasi, Kadib markii uu halkaasi Nin ku wada Guursaday Laba Haween ah.




Dadwayne Tiro badan ayaa waxay kasoo Qayb galeen Xaflada Arooskan, Kuwaasi oo usoo Daawasho tagay Dhacdadan ku cusub deegaankooda, Waxaad nala daawataan warbixinta Xiisaha badan ee Tv-ga Universal uu kasoo diyaariye






HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA