Uncategorized

DAAWO VOA: Qaxooti Soomaali ah oo iskood uga noqday KENYA, oo ka degay Deeganada Jubaland (Waraysi qiiro leh)

iftineducation.com – Hay’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa maanta si rasmi ah u bilowdey barnaamijka dib u celinta qaxootiga Soomaalida ee ku nool Kenya.

Qaxootigan oo badankooda ku noola Kenya 24kii sanno ee la soo dhaafey, colaadaha ka jira Somalia awgood ayaa dib ugu noqonaya qeybo ka mid ah gobollada koonfureed ee Somalia.


Qeybtii ugu horeysey ee qaxootigaas ayaa gaarey Dhoobley oo ku taalla xadka Somalia iyo Kenya, Waxaana halkaasi sidoo kale warbaahinta kula hadlay Masuuliyiinta maamulka Jubaland.


Waraysiyo iyo faahfahin dheeraad ah oo warkan ku saabsan Waxaa soo diyaarisay Idaacada VOA ee dhegayso Haboon.


HALKAN KA DAAWO WARAYSI