Uncategorized

Daawo VIDEO:- Wariye Daroogo la gubayay ku marqaamey kadibna Qosol ku waashay

iftineducation.com – Wariye u shaqeeya Laanta BBC-da ayaa waxa uu barnaamij kadiyaarinayay daroogooyinka ciidamada Booliska ay soo qabtaan.


Suxuufigan ayaa waxa uu meesha Daroogada lagu gubayay taagnaa in mudo ah, ka dib waxaa si tartiib ah ugu u faaftay suntii daroogada oo uu markii la bilaabay duubitaanka Barnaamijka la arkay, wariyihii oo Bashaash ama (High) noqday. 






HALKAAN ka Daawo RIIX