Uncategorized

DAAWO VIDEO: Sarkaal boolis ah oo libaaxyo ay rifanayaan

iftineducation.com – Justo Jose, oo 45 sano jir ah ayaa xili maqrib ah gudaha u galay xero lagu xanaaneeyo Libaaxyada oo ku taal magaalada Barcelona ee dalka Spain, waxaana weerar kusoo qaaday Sedax Libaax.




Ninkaani ayaa horay u ahaa Sarkaal ka tirsanaa Booliska, waxaana ay Libaaxyada u geysteen dhaawacyo halis ah, iyadoo ay qeybo ka mid ah jirkiisa ay gooy gooyeen.


Shaqaalaha xeradan ayaa ku wargeliyay booliska dhacdadani si loo badbaadiyo Justo Jose, waxaana lagu guuleystay in laga dhigo, hase ahaatee xaaladiisa caafimaad ayaa laga deyrinayaa.


HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA.