Uncategorized

DAAWO Shil Gaari Oo Ka Dhacay Deegaanka Sunijiif Ee Gobolka Mudug.

iftineducation.com – Wararka naga soo gaaraayo deegaanka  sunijiif ee gobolka mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay shil gaari oo dhaliyay qasaaro iskugu jiro dhimasho  dhaawac inta la xaqiijiyay waxaa shilkaasi ku geeryooday  hal ruux waxaana ku dhaawac may labo ruux.


sida  wararka ay HMN ee magaalada muqdisho ka heleyso  deegaanka sunijiif ee gobolka nugaal ayaa waxaa ay sheegayaan in shilkaasi uu ka danbeyay ka dib markii ay isku dhaceen labo gaari oo kala ahaay candha meydle iyo waaraad kuwaasi oo ka kala yimid magaalooyinka gaalkacyo iyo boosaaso.


shilalalka ceyn kaan ah ayaa waxa aalaaba sababa dawayaasha gaadiidka  oo si xowli ah u wada gaadiidka.