Uncategorized

DAAWO Ruushka oo Daan daansi dagaal ku bilaabay Maraykanka taloo muxuu damacsanyahay

iftineducation.com – Ruushka ayaa ku guuleesatay in hawada sare ay u dirto dayax gacmeed lagu tilmaamay kan dunida ugu casrisan xiligan , waxaana sidoo kale la sheegay in Dayax gacmeedkan casriga ah uu u wanaagsan yahay deegaanka marka loo eego kuwii hore.


Wakaalada Dalka Ruushka u qaabilsan sahaminta hawada sare ayaa si guul ah waxa ay hawada sare ugu dirtay dayax gacmeedkan casriga ah , waxaana dayax gacmeedkan loogu magac daray Angara 5, kaas oo ilaa shan madax ama gantaala sii xambaartay.


Dayax Gacmeedka Angara 5 ayaa ku qalabeesan tiknoolajiyadii ugu casrisaneed dunida, waxaana Dayax gacmeedkan la sheegay in uu yahay mid miisaankiisu fudud yahay wax dhibaato ahna aan u keeneyn deegaanka.






HALKAAN KA DAAWO