Uncategorized

DAAWO:- Muwaadin Soomaali ah oo u Tartamaya in uu kamid Noqdo Baarlamanka Canadda

iftineducation.com – Abuukaate Axmed Xuseen Dirir oo kamid ah Somaalida Degan dalka Canada ayaa u tartamaya inuu xubin ka noqdo Baarlamanka dalkaasi.


Axmed Dirir oo Wareysi siiyay Radio Kulmiye ayaa sheegay inuu kasoo gudbay Doorashadii gudaha Xisbiga islamarkaana uu ka guuleystay 5-Musharax oo la tartamayay .