Uncategorized

Daawo Muuqaal:- Shimbir awood badan oo Caruurteeda ku quudisa hilibka Masaska waa weyn ee Bada ku nool.

iftineducation.com – Mid ka mid ah Shimbiraha awooda badan ee Caalamka looga yaqaan (Eagle) ayaa waxaa la sheegay inay caruurteeda yar yar ku quudiso hilibka Masaska waa weyn ee aalaaba ku dhex nool biyaha Bada .


Shimbirtaan oo ka qaraabta dusha sare ee biyaha Bada waxeey si awood ah u soo dabataa Masaska waa weyn, ka dibna caruurteeda yar yar oo geedo dul saaran ayay ku quudisaa hilibka Masaska Bada. 


Shimbirtaan ayaa mararka qaar waxay la kulantaa qaniinyo ama jawaab adag oo kaga imaaneysa Masaska balse ugu dambeeyntii madaxa ayay Maska ka dishaa marka uu dagaal ku dhex maro hawada sare ee biyaha Bada .






Halkaan Hoose ka Daawo