Uncategorized

Daawo Muuqaal:- Sawaariiq iyo Madaafiic la isla dhacay & Warshadihii Shidaalka dalka Liibiya oo gubanaya !!

iftineducation.com – Shacabka dalka Liibiya ayaa ka shalaayay ridistii ay rideen Marxuum Mucamar Al Qadaafi ka dib markii amniga dalkaan uu faraha ka sii baxay waliba si toos ah la iskugu duqeenayo Warshadihii shidaalka soo saari jiray kuwaas oo qaarkood wali gubanayaan.


Dagaalo xoogan ayaa ka holcaya magaalada Al-Sidra oo qiyaastii 400 Km u jirta magaalada caanka ah ee Benghazi waxaana si toos ah loo gubay Warshadihii iyo keeydkii Shidaalka ee magaalada Al-Sidra oo ay isku hor fadhiyaan Taangiyo iyo Tikniko ay kala hogaaminayaan maaleeshiyaad daacad u ah ciidamada dowlada iyo kooxo Islaamiyiin ah .






Halkaan ka Daawo