Uncategorized

DAAWO: Muqaal Naxdin Leh Qaabkii xalay Weerarka Hotel Banaroma

iftineducation.com – waxa Sii kordhaya dadka wax Ku noqday qaraxyadii ka Dhacay xalay magaalada Muqdisho gar ahaana Hotelka banaroma Ee Degmada xamar weyn Magaalada muqdisho iyadoona Dadki ugu badnaa Dhawacooda la Geeyey isbitaalada ku yaala magaalada Muqdisho.


Xaalada Caafimaad ee Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Xalay ka dhacay Maqaaxi ku taala Degmada Xamar-weyne ayaa ka soo hagaageeysa,iyadoona Dadkaasi la dhigay Isbitaalo ku yaala Magaalada Muqdisho.


Qaar kamid Dadkii Dhaawacyadu ay soo gaareen Eheladooda  oo la hadlay Radio Kulmiye ayaa sheegay in Xaaladooda Caafimaad ay ka soo rayneyso sidii hore.


Dhaawacyada ayaa la dhigay Isbitaalada Magaalada Muqdisho qaarkood,iyadoona Dhaqaatiirta Caafimaadka qaabilsan ay  la tacaalayaan.


qarax










halkaan ka daawo muuqaalka qaraxa