Uncategorized

Daawo hani uk oo soo saartay hees muuqlka katariina oo kale leh waa hees laxanka hindiga wadata

iftineducation.com – waa heestii ugu dnabeysay oo muuqaal ah, waxaa ku luuqeyneysa ama qaadeysa xidigta horumarka weyn sameysay waqtiyadii ugu danbeeyay waa HANI UK oo sida magaceeda ka muuqda ah reer UK.


Heestan cusub waxaa ereyada u sameeyay  Sahra askar, laxanka heerka sare ahna waa maxamedyaxye  iyo Musiga wiilka dhalinyarada ah Cabdi xakiin farayare oo saaray Musik aad u kulul una dhadhan macaan.


Waxaa intaa dheer oo heesta dhadhan iyo qurux gooni ah u yeelay Fanaanada Hani UK qaabkeeda jilitaanka iyo Duubitaanka quruxda badan iyo farsamada ee Abdinasir Cirro iyo Yusuf Garabey.


Hadaanu nahay bahda Saxaafada Radiobanaadir.com  waxaanu hambalyo leenahay dhamaan intii gacanta libaax ka geysatay soo bixidii heestan oo suurta geliyay in bulsha weynta Soomaaliyeed meel walba oo ay ku nooshahay halkooda ka daawadaan.








HALKAAN KADAWO MUUQAALKA