Uncategorized

Daawo: Gabdho Turki ah oo Muqdisho ku qaadaya Heesta Calanka Soomaaliyeed (VIDEO)

iftineducation.com – Dowladda Turkiga ayaa waxaa Soomaaliya ka jooga shaqaale aad u tiro badan, ku waas oo dalka gudihiisa ka qabta howlo aad loogu baahanyahay oo kala duwan, Sida dhaqaatiir caawisa dadka kaamamka ku jiro ku wooda xanuunsan ilaa Rag Fuundinimo ku shaqaysta oo dhismo xoogan ka wada magaalada Muqdisho.


Dadkan ayaa badankood waxa ay soo kaxaysteen xaasaskoodii iyo caruurtoodii oo waxa ay ku dhex noolyihiin Bulshada dhexdeeda waxayna ilmahooda iskool ladhigtaan caruurta Soomaalida.


tani ayaa waxaa keentay in dadka waawey ee Turkida ah iyo ilmihiiba ay bartaan luuqadii Soomaaliga.






HALKAN KA DAAWO