Uncategorized

Daawo fanaanad caan ah oo maxkamad lasoo taagay maanta+maxaa lagu haystaa????

iftineducation.com – Fanaanada lady Gagga ayaa Dagaal afka ah ku qaaday Xidigada caanka ah Miley Cyrus Kadib Waraysi ay siisay Jariirada Radar Online oo ka Faaloota Fanaaniinta Aduunka.


Waxa ay ku eedaysay Miley Cyrus Faldambiyeed Tuuganimo ah waxayna intaa ku dartay in habeen ay ka tumayeen Club ku yaal LA ka qàdatay katiinad uu siiyay saaxiibkeed taas oo sheegtay in ay kala baxday boorsadeeda.


Xidigadan ayaa xustay in ay u hayso cadaymo islamarkaana siliskaa iyo alaab kale ka xaday waxayna talaabada nuucaas ah ku tilmaamtay falal anshax xuma ah sida Lady sheegtay.


Hadalkan oo aan lagaranayn Wax kajira ayaan wali laga hayn wax Jawaab ah dhinaca Miley Cyrus waana markii ugu horeeyay hadal nuucan ah ka soo yeedho Lady Gagga


Waxaa La wada Sugayaa Jawaabta Xidigadan Eedaynta Tuuganimada ah loo Soo Jeediyey ee Miley Cyrus


HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA