Uncategorized

Daawo Falista waayaha cusub Oo ka maseerisay Shiine Akhyaar Muuqaal Youtube yaala-Daawo

iftineducation.com – Fanaanka caanka ah Shiine Akhyaar ayaa shaaca ka qaaday in  wixii xiligaan ka dambeeya aysan filis daawan karin aalada Yourtube-ka.


Shiine ayaa u sababeeyay waxaa Falis uu uga maseeray muuqaalka arooskeedii hore ee Maxamed Shiniile oo ay aad u daawato Falis xiliga ay gasho youube-ka taasi oo cara galisay Shiine.


Fanaanad Falis ayaa dhankeeda sheegtay in marnaba aysan ogalaan doonin in ay ogaalato hadalka saygeeda danbe sabtoo ah  Shiine Akhyar  isaga qudhiisa xiriir hoose ayuu la leeyahay fanaanada caanka ah ee faatima haryan.


Warar ayaa sheegaya in Falis uu galay hinaaso ka dib markii suuqa ay ka maqashay in ninkeeda iyo fanaanada Faatima Haryan  ay qaataan kulamo  qarsoodi ah oo isugu jira is arag iyo qadka fecebooka.


Asxaab ku dhaw waayaha cusub ayaa Radio banaadir  u sheegay in falis ay si dhab ah u jecleed saygeedii hore sidaas darteedna ay u daawto muuqaalka arooskeedii hore.




HALKAAN KA DAAWO RIIX