Uncategorized

Daawo: Dagaalkii Dhuusa-mareeb iyo Xeeladii looga qabsaday Ahlu-Sunna

iftineducation.com – Magaalada Dhuuso-mareeb ee Xarunta Gobolka Gal-gaduud ayaa waxaa ka dhacay dagaal Xoogan kaasi oo u dhaxeeyay Ciidamada Ahlu-suna Iyo Kuwa dawlada Soomaaliya.


Dagaalkan ayaa waxaa gacan ku haynta magaalada Kula wareegay Ciidamada Dawlada Soomaaliyada.


Xaaladihii ugu danbeeyay ee magaalada, Masuuliyiinta Dawlada oo hadlay iyo Qaabkii Dagaalka u dhacay waxaa Warbixin kasoo Diyaariyey Tv-ga Horn Cable.






HALKAAN HOOSE KA DAAWO