Uncategorized

Daawa Dabiicii ah Oo Bahalka Ninka Dhagax Ka Dhigaysa Awoodisa Galmana Xoojinaysa

iftineducation.com – Sida la ogyahay geedaha Ilaahay i noo abuuray waxaa ku jira asraar fara badan oo aan la soo koobi karin marba marka ka dambaysa waxay ogaadaan dadka Cilmibaarayaasha waxyaalo ka mid ah waxyaalaha uu leeyahay geedkaas oo saamays ah, rumaanka wuxuu ka mid yahay geedaha ku soo arooray Quraanka kariimka.


Marka waxaa la ogaaday inuu aad ugu fiican yahay cudurka kansarka wuxuu dilayaa unuguha kansarka  iyo hawlgabka gogosha  iyo jirrooyinka wadnaha  iyo xididaha dhiigga soo maro.




 Dumarka gaar ahaan wuxuu ka reebayaa cudarka lafaha gala iyo kansarka



naasaha, nimanka daaima inay cabbaan rumaanka hal koob maalin kasta waxay ka helayaan awood galmo oo daran oo la mid kaniiniga fiagraha , maxaayeelay dhiigga ayuu soo jiidayaa xubnaha taranka ragga. Waxaa la sheegay inuu xoojiyo awooda geedka ninka haduu si joogta ah u isticmaalo rumaanka.






HALKAAN KA DAAWO MUUQAAL SHIDAN