Uncategorized

Barre Hiiraale: Madaxweyne ma magacaabi karo Madaxweyne

iftineducation.com – Barre Aadan Shire (barre Hiiraale) oo ka mid ah dhinacyada isku haya maamulka Kismaayo oo BBC u warramay maanta ayaa ku gacanseyray go’aanka Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud, uu Axmed Madoobe ugu yeeray Madaxweyne.




Barre Hiiraale, wuxuu sheegay in go’aankaasi uu yahay mid khilaafsan dastuurka, isla markaana Madaxweyne aanu magacaabi karin Madaxweyne kale.




RIIX HALKAAN KA DAAWO