Uncategorized

Askari dad badan ka Ooysiiyay -Muuqaal xanuun ah

iftineducation.com – Police Magaalada Kanasa City ee dalka Mareykanka ayaa wuxuu qaaday tallaabo aanan horay loogu arag, taasi oo uu ku kasbaday qalbiga dad badan oo magaaladaas ku nool. Booliska ayaa gaadiidka joojinayay, kaddibna halkii ay darawallada ka filayeen in la weydiiyo ruqsadda gaadiidka lagu kaxeeyo ayaa waxay la kulmeen, wax aad uga yaabiyay oo ahaa in saraakiisha howlgalka ku jira ay dadka ku siinayeen lacag taageero ah oo ay u isticmaalaan fasaxa Chrismas-ka ee soo socda.


RIIX HALKAAN KA DAAWO