Uncategorized

Alshabaab oo la soo baxday weji kale oo dagaal Daawo muuqaal uu baahiyay tvga Aljazeera

iftineducation.com – Barnaamijkaan oo aad ku arki doontid Rasaasta oo holceysa ayaa dagaalyahanada Al-Shabaab oo iyaga muuqaalkaan soo duubay ayaa u muuqda kuwo xabada aan ka gambaneyn, balse loo qaadan karo inay isku xayeysiinayaan.




Alshabaab ayaad muudaa in ay u weeciyeen dagaalkii tooska ahaa mid ku dhufo ee ka dgaqaaq ah iyo dagaalka warbaahinta sida kan oo kale oo ah mid xayasiis ah.








HALKAAN KA DAAWO