Uncategorized

5 Siyaabood Oo Aad Isaga Goyn Karto Siigada

iftineducation.com – Inaad guursato: Waalidka dhalay dhallinyaro (lab iyo dheddig) qaangaadhay, waa inaanay guurkooda ku xirin shuruudo iyo xujooyin aan laga bixi karin waayo waxay keeni kartaa inay Shaydaan isugu dhiibaan oo aysiigaystaan ama xaaraan kale ku dhacaan.


-Ka Fogoow: waxyaabaha hiyigaaha kicinaya sida: Buugaagta, Sawirrada iyo Aflaanta qaa-qaawan.


-Ha iska bad badin cunitaanka iyo cabitaanka, waayo waxay keenaysa kacsi iyo rabitaan jinsiyeed, waana sababta uu Rasuulku SCW u faray qofkaan guur awoodini inuu soomo…


-Dooro saaxiibbo wanwanaagsan, dhowrsan, hanuunsan, diintana ku dhaqma.










-Kolka aad seexanayso caloosha ha u jiifan: si aanay xubintaada taranku ugu lismin firaashka ka hooseeya, sidaana aadan ugu macaansan oo ugu kacsan.