Uncategorized

Qaxootiga reer Siiriya imisa Lacag ah ayaa Yurub lagu keenaa , Rag & Baasabooro la qabtay (Daawo Muuqaal)

iftineducation.com – Booliiska mid ka mid ah dalalka Yurub ayaa waxa uu soo bandhigay rag Muqalisiiin ah oo ka lacageeystay soo xambaariista Qaxootiga reer Siiriya si loo soo gaarsiiyo wadamo ku yaala Qaarada Yurub . Tuugadaan ayaa Qaxootiga Siiriyaanka ah waxay u sameen jireen Dokumeentiyo bug ah . Muqalisiintaan ama ragaan oo u dhashay intooda badan Laatiin America waxeey Baasabooro bug…

Continue Reading

Uncategorized

DAAWO: Waa Ka Mamnuuc 18-Jir Wixii Kayar”{50-nin oo Mucaaradka Dalka ciraaq oo Xoogeysa Gabar Milatariga kurdiyiinta ah +Muuqaalo Laga Soo duubay Ayada oo Gufsi..”}

iftineducation.com – Ciidamada Mucaarada ee Dalka Siiriya ayaa waxa aay ku ka ceen falkii ugu xumaa ee Lagu baahiyo interka kadib markii aay 50-nin aay ku kufsadeen gabar Katirsaneet ciidamada milatariga dowlada oo aay ka soo afduubteen xili aay gurigeeda joogta. Gob Fagaaro ah ayeey 50 nin ku dhawaad ku xoogeen ayaga oo muuqaalo kagag duubay moopeelada gabadha oo qeylo dhaamineysa.…

Continue Reading

Uncategorized

Naag caan ka ah goobaha kalaabyada ingiriiska oo soo islaamtay muulka daawo

iftineducation.com – Claire Birkill oo ah 37 jir u dhalatay dalka Ingiriiska islamarkaana ku caan baxday ka ciyaarista Goobaha tumashada ee “Club-yada ugu waaweyn dalkaasi Ingiriiska ayaa qaadatay dhawaan Diinta Islaamka kadib markii ay Safar ku tagtay dalka Gambia ee Qaarada Africa ay xiriir lasoo samaysay Shaqsi magaciisa lagu sheegay Sarif Jallow oo ah 28 jir. Kadib xiriirka soo dhex maray…

Continue Reading

Uncategorized

Daacish oo soo bandhigtay Video ay kasoo duubtay Duuliyihii ay qabteen

iftineducation.com – Duuliyihii Reer Urdub Mucaad ayaa kasoo muuqday Vedio ay soo saartay Daacish isagoo labisan dharka ay Daacish u xiraan marka ay qofka Dal-dalayaan. Duuliyahan ayaa lasoo riday diyaarad uu saarnaa, waxaana gacanta ku dhigay xoogaga Daacish oo gacanta ku haya dhul badan oo ka tirsan Ciraaq iyo suuriya. Duuliyahan waday diyaaradaha militariga ee duqeenayey kooxda ISIS ayaa lagu magacaabaa…

Continue Reading

Uncategorized

Waa wiil soomaali ah oo gacanta ugalay jabhad liibyaan ah-Daawo muuqaalka

iftineducation.com – Hadii aad maqli jirtay Dad ayaa lagu xertay liibya maanta Daawo Ninkii Caanka ahaa ee lagu magacaabi jiray Magafe oo soomaalida ka qadan jiray laaluushaka fara badan dumarka Soomalaiyeedna kufsan jiray ayaa idin soo gudbineeynaa sawiradiisa waxaana ninkaan aqoon u leh dadkii soo tahriibay oo soomaray saxraha liibiya sawirkaan oo laga soo qaday asiga oo bistoolad ku haya wiil…

Continue Reading

Uncategorized

Gaari ay leedahay xubin ka mida Golaha Deegaanka Kenya oo dab la qabad siiyay

iftineducation.com – Gaari ay leedahay mid ka mid ah xubnaha golaha wakiillada ee xisbiga New Ford Kenya Doris Nanyokia ayaa lagu soo waramayaa in dab la qabadsiiyay. Koox aan heybtooda la garan dab qabadsiiyey gaariga Mrs Nanyokia si ay gurigeeda ku sugneed waxa ayna saxaafa u sheegtay inay maqashay dhawaaqa Alarmiga gaariga, kadibna ay soo toostay, Waxa ay sheegtay in markii…

Continue Reading

Uncategorized

South African Court defends rights of foreigners

iftineducation.com – THERE is no law to prevent refugees and asylum seekers from getting licences to operate spaza shops in SA, the Supreme Court of Appeal said on Friday. The proliferation of immigrant-run spaza shops in townships across the country has led to tension with local traders, some of whom have argued that only South African citizens should be entitled to…

Continue Reading