Uncategorized

Waqtiga Ugu Macaan Galmada iyo Awooda Laga Helo,,,

iftineducation.com – Qubarada ku xeel nolosha sariirta ayaa sheegaya in kulanka macaan ee labada laamaane uu ugu fiican yahay xiliga aroortii , iyadoo ay tilmaameen in lamaanayaasha galmo subaxeedka sameeya ay ka caafimad badan yihiin dhigooda kale .


Waxaa la tilmaamay in lamanaaysha subaxii nolosha sameeya in jirkooda uu gubo 300 oo tamar maadaam jirkooda uu fir fircoon yahay .
Baaritaano ayaa sheegaya in hormone-ka uu soo daayo jirka haweenka xiliga aroortii (ostarajijiin) in jirka haweenka ka dhigayo mid ifiya halka timo qurxoonna ay helayaa









Qubarada ayaa xusaya in kulanka aroornimo uu laba jibaar uu ka xaraarad badan yahay kan xiliyada kale dhaca .