Uncategorized

VIDEO NAXDIN LEH: Haweeney jirdileyso ilmo yar oo ay kaamirad qarsoon qabatay, lana xiray

iftineducation.com – Booliska dalka Uganda ayaa xiray haweeney jirdil xooggan u geysatay gabar yar oo sanad iyo bar jir ah, iyadoona haweeneydaan ay gabadhani yar si naxariis la’aan ah dhulka ugu tuurtay kadibna ay laad la dhacday, kuna is-istaagtay.


Hadii aad tahay qof beer jilacsan fadlan ha daawan muuqaalkaan.








HALKAAN RIIX KA DAAWO VIDEO-GA: