Uncategorized

VIDEO: Kaamirooyin duubay argagax kala carar ka dhashay dhul gariir ka dhacay Shiinaha

iftineducation.com – Kaamirooyinka ku rakiban wadooyinka iyo goobaha ganacsi ee gobolka Sichuan ee koonfurta galbeed dalka Shiinaha ayaa duubay daqiiqadihii ugu horeeyay argagaxa ka dhashay dhul gariir ku dhuftay gobolkaasi.




Ugu yaraan Shan qof ayaa la helay meydadkooda, sabtidii oo dhul gariirkaan uu dhacay,  tiro kale oo dad ahna dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray dhul gariirkaasi oo cabirkiisa ahaa 5,9 Richter Scale.


Kaamiiroyinka jidadka ku rakiban ee dhinaca amaanka loogu talagalay ayaa duubay daqiiqadihii ugu horeeyay dad argagaxsan oo guryaha kasoo baxay si ay ugu badbaadaan burburka guryaha.


HALKAN KA DAAWO VIDEO