Uncategorized

Video:- Dowlada Kuweit oo Meel Fagaaro ah Ku Daldashay 3 Nin oo ay Ku Eedeysay in ay Dil Geysteen!

iftineducation.com – Dowlada Kuweit  ayaa tan iyo sanadkii 2007-dii waxa ay maanta fulisay xukun dil  oo dal dalaad ah iyadoo ku fulisay 3 nin oo laba ka mid ah ay  u dhasheen dalalka Pakistan iyo Sacuudiga.


Eedeysanaha u dhashay dalka Sacuudiga ayaa  lagu helay in uu mindi ku dilay saaxiibkiisa halka  Eedeysanaha u dhashay dalka Pakistan uu dilay Nin iyo Naag.


Midka 3aad ayaa dilay xaaskiisa, Wiilkiisa iyo Gabadhiisa isagoo u adeegsaday Rasaas.


Halkaan ka Daawo Daldalka Nimanka RIIX