Uncategorized

VIDEO:- Ciidanka xooga dalka oo howlgallo jidgooyooyinka lagu qaadayo ka fuliyay deegaanka No 50

iftineducation.com – Howgalladaan lagula dagaalamayo jidgooyooyinka sharci darrada ah ayaa waxa ay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen deegaanno ay ka midyihiin Muuri, No.50, No.60, Ceel-wareegoow, Buufoow,Shalaanbood, Qoryooleey, Buulo-mareer iyo kuwa kale










HALKAN KA DAAWO RIIX