Uncategorized

Shactaradii aduunka Sooraan Oo wax cusub cabiray -Muuqaal

iftineducation.com – Jilaaga Soomaaliyeed ee Sooraan ayaa shir uu qabtay wuxuu uga hadlay arimo Qosol badan, Isagoona siwayn u weeraray Shaqsiyaadka Soomaalida ee caadaystay waanu Cambaaraynaynaa.



Wuxuu sheegay inuu isaguna hada cidkasta Cambaaraynayo, Wuxuuse is waydiiyey in meel 50 qof ku dhimatay Looga Baahan yahay Cambaarayn ? Ugu danbayna wuxuu ka hadlay arimo kale oo Qosol badan.




RIIX DAAWO MUUQAALKA SOORAAN